Waxaa si rasmi ah u soo dhamaaday tirinta codadka doorashada madaxtinimada soomaaliland iyadoona la xaqiijiyay in dhamaan sanaadiiqdii codbixiyaasha ay soo gaartay goobta doorashada guud commission-ka doorashooyinka,
Goobaha doorashada ka
dhaceysay ayaa dhamaay 2337 goobood oo dhammaan tood si toos ah ay uga dhacaday
dhiibashada codbinta dioorashada.
Codadka la helay ayaa
muujinaya in lagu kala horeeyo natiijada codbixiyaasha
Sixbiga kulmiye ee
musharax madaxweyne muuse biixi Cabdi iyo xisbiga Wadni musharax
madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro , ayaa Natiijada hor dhaca ah waxa ay ku
warameysaa in ay kala heleen 68-70% Cabdiraxamaan
Ciro, halka 28-30% uu helay Muuse biixi
cabdi , balse natiijadaan maahan mida saxdaa ee waxaa laga warsugayaa gudiga
doorashada soomaaliland .
Taageerayaasha wadani
ayaa wali wada dabaal dagyo ay ku muujinayaan in ay iyagu guuleesteen balse doorashadii
tan ka horeysay ayaa sidaan oo kale uu hal mar xaalku is badal oo natiijadu
guul ku raacsiisay xisbiga kulmiye balse cabdiraxmaan cirro oo tabasho qabay
ayaa tanaasulay lamase oga in uu tanaa suli doono Muuse biixi hadii laga
guuleysto.
0 Comments