LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

KACDOONKA KISMAAYO. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Si Kulul Uga Hadashay Iska-hor Imaadkii Khasaare Dhalay.

Mogdisho (bulacle.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay iska-horimaad khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo,

Dagaalka ayaa dhexmaray ciidamada Jubaland iyo ilaalada Senator Ilyaas Gaboose.

 

Weerarkii ka dhacay Hotelka Agan ayaa si weyn loo cambaareeyay, iyadoo dowladda Soomaaliya ay Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Wasiirka Amniga Qaranka, uu sheegay in falkaasi uu sababi karo xurguf sokeeye oo u dhaxaysa shacabka Soomaaliyeed.

 

Iyada oo aan wali wax war ah ka soo bixin dhinaca Jubaland, xaaladda magaalada Kismaayo ayaa hadda degan.

Post a Comment

0 Comments