Eex, Musuq iyo karti xumo ayaa Astaan u ah dowladda Xasan Shiikh
'Xildhibaan
Cabdirahmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dowlada xasan shiikh ku tilmaamay dowlad
uu musuq hareeyay taas oo ay sabab u noqotay hal abuur xumada dowlada Xasan shiikh isagoona tilmaamay in tareenkii ay ka dageen
dadkii soomaaliyeed ee wada saarnaa
isagoona sheegay in Puntland , Jubaland ay ka dageen tareenkii dowlada
hoarayna waxaa u maqnaa soomaaliland taas ayaa ku tusineysa tala xumada dowlada
soomaaliya.
Waxaan
aad uga walaacsanahay in inta hartay ay iyagana dhawaan ka hari doonaan madaama
aan ogahay taya xumada heysta dowlada oo ah mid loo wada jeedo in manta labo qabiil kaliya ay isku soo hareen
.'
0 Comments