Kismaanyo(bulacle.com)-Wararka ka imaanaya magaalada kismaanyo ayaa sheegaya in Ahmed Maxamed Islaam Axmed Modoobe markale uu ku guuleysatay Madaxweynaha Maamulka jubaland ka dib doorasho maanta ka dhacday gudaha magaalada Kismaanyo.
Arintaan ayaa ka dhigan in Axmed Madoobe Markii Sadaxaad ku guuleysanayo Madaxweynaha Maamulka Jubaland, doorashadaan ayaa ku soo aadeysa xili dowlada soomaaliya ay ka biyo diidasantahay doorashada maamulka jubaland ayna ku andacooneyso in guud ahaan dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo Cod .
Lama oga waxa xigi doona talabadaan maanta uu qaaday madaxweynaha Jubalnd Axmed Madoobe.
0 Comments